Si aad u kordhiso daraynka kacsigaaga Raac Wadadaan

Bulsha:-Waxaan maanta idiin heynaa barnaamij cusub oo kamid ah barnaamijyadii taxana ahaa   ee arimaha bulshada  ee Heegan24.net. Maanta qdobkeena wuxuu ku sabsanyahay qaab loo kordhin karo kacsiga si fiicana loogu qancin karo xaaskaaga

Hadaba samee amuurahan hoos ku xusan.

- Soo qaado ama soo diyaarso  koob Malab ah iyo koob barkii Basal la      ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu ka ba’ayso, markaa hal  macalgo ka qaado raashin kasta dabadii, adigaa wax dareemi doone eh.

 – Macalgo Xabbat sowdo shiidan ah intaad ku jebiso toddoba xabbo
oo ‘Ukun guri’ ah, maalin dhaaf u qaado muddo bil ah, waxaad kala kulantana ha iga qarsan.

HALKAAN KA DAAWO MUQAAL






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment