Sheeko Xanuun Badan:Sagna Oo Sabab Unoqday In La Ogaado Cudur Halis Ah Oo Uu Qabay Laacib Ay Isku Dhaceen

Bulsha:-  laacib uu halakeeyay cudurka kansar-ka oo khadka dhexe uga ciyaara kooxda Newcastle Jonas gutierrez ayaa daboolka ka qaaday in daafaca Bacary Sagna oo waqtigaa ka tirsanaa kooxda Arsenal uu ahaa ninka soo dadajiyay in iskaan lagu ogaado Feex uga taallay Xaniinyaha.

31-jirkaan ayaa u waramay TV laga leeyahay dalkiisa Argentina xidigaan ayaa sheegay in Tababare Alan Pardew uu dhegtiisa ku dhibciyay in koox cusub raadsado kadib markii uu tababarka ku soo noqday.

xidigaan oo la hadlayay Tyc Sports oo dalkiisa Saldhigta ayuu xidigaan ku sheegay in xanuun daran uu dareemay mar ay isku dhaceen Sagna oo imika u ciyaara kooxda Manchester City maalintii ugu dambaysay xilli ciyaareedkii tegay isayadoo markii dambe dantu ku qasabtay in laga bixiyo mid kamida xaniinyaashiisa.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment