Sheekhow Ila Tali: Waxaan waayay wiil ila saaxiibo

Bulsha:-  Asc marka hore waan idin salaamay aqristayaasha sharafta leh waxaan ahay gabar walaashiina Soomaaliyeed waxaan rabaa talo inaad iso saisan waxaan ka cabanayaa saaxiib la aan micnaha boyfreind la aan, 

hadia ay dhacdo in aan wiil barto waxaan ka bartaa aalada teleefoonka ama internetka ma helo mid live ah o igu yiraahdo waxaan rabaa in aan kula saaxibo ama waan ku jeclahay oo waan kaa helay, 


meelna ma lihi jirkeygo dhan wey dhan yihiin mana foolxumi waxaan idinka codsanaa inaad igala so talisaan waxaan saxiib live ah aan u heli waaye waxan filayaa inaad igula talisan arinkaan wcs







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment