Bulsha:- Hadaba maanta waxaanu ka hadleeynaa lamaanahaada sidee ugu farxin kartaa una abuuri kartaa nolol aay ku larantahay Wadajir, Qosol, Farxad, Iyo Isku nabnaasho joogto ah, hadaba noloshaasi sidaad ku abuurran laheyd, waxaa lagaaga baahanyahay jaceylkaagu inuu ahaado mid aad kugu qoto dheer wadaan kasto oo loo deysto aan lasoo heli karin.
Hadaba 3 qodob oo aad dumarka ugu farxiyo ayaanu soo qaadaneynaaa qodobadaasina qof aan jaceylkiisa dhab aheyn maba ku dhaqmi karo, waa qodobo si toos ah ugu imaanayo qalbiga kuna laran dhamaan jismiga.
1 – Dumarka waxaa si zaaid ah kaga farxiyo ninka ku cayaaro tinteeda, maalmaha qaarna u shanleeyo, oo u kala dhig dhigo, isku day lamaanahaada markii aay soo qabeysato inaad tinta u qalajisid oo aad u shanleeeysid, xattaa isku day marrarka aad isku keliyoowdaan ee aay daawaneyso TV-ga inaad tinteeda ku cayaarto, suniyahana aad u salaaxdo hadba dhinac adigoo ula raacayo, indhahana sida adigoo qashin ka bixinayo u nadiifi, taasi dumarka kalsooni iyo farxad buuxdo ayey siisaaaa.arrimaha lamaanaha
2 – Indhaha lamaanahaad si jaceyl iyo deganaan u muuqato ku eeg kadibna ku dheh ‘Waan ku jeclahay, weligaana waxaad ahaaneysaa qoftaan la noolaanayo agtaadana kama tagi doono” markaad intaas isla hesho dumarka waxeey ku abuurtaa jaceyl xoogan iyo kalsooni buuxdo, waxeeyna ka qaadaan farxad waali ah.
3 – Markaad lamaanahaada iyo adiga isku diyaarineeysaan inaad wadaagtaan galmada, habeen walbo haku oran dharka iska bixi dumarku waxeey jaceylyihiin ninka asagoo lamaanihiisa dhagta si xanxanto ah ugu sheegayo waan ku jeclahay si degana dharka gacmihiisa ugu bixiyo, taasina waxeey ka qaadaan kalsooni, farxad iyo weliba ineey ka caajisin gogosha aad la wadaageyso.
Maantay sadaxdaas qodob ayaan kusoo koobeeynaa maadaama aay jiraan qodobo kale oo muhiim ah hadana waxaan soo qaadanay sadax qodob oo ka turjumayo xiliga madadaalada oo tv-ga ah iyo xiliga, xilga aad jaceylka usheeganeysid, iyo xiliga aad sariiirta wadaageysaaan.
Hadaba waxaan goor dhaw ka hadli doonaa raga soomaaliyeed 3 ka farxiso, iyo sadax ka nixiso, adiguna akhristoow dhanka hoose fikirkaaga waad ka dhiiban kartaaaa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment