Labo ayaan nin ku dooranayaa inuu bahalka u wen yahay iyo 6 back inuu leeyahay

Bulsha:- Dadka isku mid mahan waayo alle ayaa markii hore kala duway waayo dadka qaar waxaa laga helaa sida nimco oo kale taas oo qadarin badan u heysa raga oo dhan sida ay horay u sheegtay nimco waxaan ay aqoon jirtay wiil
inbadan jeclaa lkn iyada ma aysan jecleyn waayo waxaa ay sheegtay in uusan dooqeyda ahey.




Nimco ayaa tiri aniga wiilkas kama helin lkn waxaan ku qaatay ilaa 3 arimood kuwas oo an wali ku arkin raga kale lkn waxaa isweydin mudan maxeey ku aragtay ninkaas nimco taas waxaa jawbteyda aad ka heli dontaa qeybaha hoose ee qoralkeena.

1 Waxaan ku arkay dulqaad badan kaas oo ana ku arkin ragii kale ee aan waday ama aan shukansanayay

2: Waxaa uu ahaa
nin aan ka helo wax
aan rabo wali qadarin
gaar ah ii sameya
waayo hadii uu i
guursado intaas
waan ka helaa
3: Waxaa uu ahaa
nin ahlu diin ah wayo
waxaa uu aha nin
aad u salaad badan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment