Bulsha:- Kajol iyo Ajey oo arooskoodii kasoo wareygatay mudo 18 sano ah, manta oo kale 24 febraayo sanadii 1999 ayee labadan lamaane aqal galeen.
Atariishada ayaa barta Instagram ka soo dhigtay sawrikan waxayna soo raacisay hadalkan,” aadba u mahadsantihiin taagerayaasheyda rabitaanka iyo farxada taageeranimo layaabka leh ee aad iimuujiseen.”
Lamaanayashan jaceykkoodu wuxuu ahaa mid dhamaan saxaafada iyo bollywood kaba ka war qabeen wana mid kamid ah jaceyladii ugu weynaa ee bollywood stars dhexmaro, wuxuuna soo bilawday jaceylkooda sanadkii 1994-tii kaaso ay ku midoweyn filim ay xiligaa wada duubayeen.wixii intaa ka dambeyay lamaanayashan jaceylkooda wuxu noqday mid saxaafada ay maalin walba baadi goobto. ugu dambeyn jaceylkii mudada 5ta sano ah soo socday wey ka miro dhaliyeen kadib markee is guursadeen sanadkii 1999 kii.
Kajol iyo Ajey hader waxay waalid uyihiin wiil iyo gabar wiilka waxaa la dhaha Yug halka gabadha iyadana lagu magacaabo Nysa.
![](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEgdCwbm4Kubv_f5hEguWv8hasQuHyklR_V9nrtUqEdpsTguMc32iR7Sr3J8cUqHlKA2AD0dJI1t-uTZ7cWgqq3015EGU1AYVePKQH1cZ2zMb6gJ2OHY9YYm-eLpgXd15JH3RvNDDP409QMS/s640/kj.jpg)
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment