Bulsha:- Wargeyska Dailymail ee kasoo baxo dalka England ayaa jimcadii soo daabacay muuqal yar oo dareen lahaa kaasoo laga dhex arkay Haweeney jidka ku jiideyso gabark ale oo qaawan.
Dailmail ayaa sheegtay in gabdhaan oo ku nool dalka Brazil ay gurigeeda ugu soo gashay ninkeeda oo sariirta la saaran gabar kale oo 20 jir waxayna go’aasnatay inay iyadoo qaawan guriga kasoo saarto isla markaasna ay jidka soo mariso si ay u fadeexeyso.
Faahfaahinta kasoo baxeyso ayaa sheegeyso in haweneydaan ay midaan kale ay ka jartay timaha ka hor inta aysan booliska meesha soo gaarin oo gacanta lagu dhigin.
Haddaba hoos ka daawo muuqaalkaa sheekadaan

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment