Bulsha:- Dumar badan oo aduunka jooga ayaa isticmaala caaga u sameysa sida xubinta taranka, waxaa jira qaabab sax ah oo loo isticmaalo caagaas looga maarmo xubinta taranka raga.
Dumar badan ayaa dhibaato kala kulmay isticmaalkiisa kuwana nolol macaan ayaa ku helaan sidaas oo ay taheyse waxaa jira 7 qatar oo ay gabadhu kala kulmi karto isticmaali caagan.
guska caaga, ama guska bambiirada 1-Ha isticmaalinm taleefon adigoo isticmaalaya caagan. 2-Hadii uu madax xanuun ku qabto jooji.
3-Ha soc soconin marka uu kugu jiro.
4-Ha galin gudahaaga adigoo an marin waxyaabaha jilciyaha jirka sida saliid ama kareenka.
5-Qofna ha la wadaagin yacni mid uu qof kale isticmaalay ha isticmaalin.
6-Iska dhaaf markii aad deg degsan tahay oo ay fursadu kugu yartahay

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment