Farshaxniis Amiin Caamir oo Xaqiiqda Taabanaya Ka Sameeyay Faraglinta Itoobiya ay Ku Hayso Siyaasada Soomaaliya

Bulsha:- Amiin Caamir oo ah Nin ay Siwayn Ugaranayaan Bulshadaa Sameeyayana Farshaxanka ayaa waxa uu soo bandhigay Sawir gacmeed Toos ubayaaniyay Faragalinta Qaawan ee XukuumadaItoobiya Ku hayso Doorashada Dalka ka dhacaysa maalmaha Soo aadan Magaalada Muqdisho.

Dowlada Itoobiya ayaa si Soomaaliya Usoodirtay Sida aan Horay Udaabacnayba Wafdi Balaaran oo isku jira Dad wax badan ka soo sheeqay kala dhantaalka Bulshada Soomaaliyeed, iyo Saraakiil Ka tirsan Sirdoonka Dalkaas.

Sawir Gacmeedkaan ayaa Muujinayay Itoobiya oo Faraha kula jirta Doorashada Somaliya Xildhibaanka Codkiisa Dhiibanaya oo la iskugu daray Hanjabaad isaga oo Lacag Indhaha looga Daboolay taas oo ka dhigay in uu dalkiisa ku badashay lacag uu ka qaato Cadaw dalkiisa Bohol dheer ku ridaya.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment