Faadumo guurdoon dhab ah ma ku jiraa halkan

Bulsha:- Yaa guurdoon diyaar ah oo dhaqan kara guri maanta dhaliyarada soomaliyed guri ma dhisan karaan shukaansi been ayay meesha ku hayaan guurdoon dhab ah daacad ah oo lacag haysta oo ka soo bixi kara wixii waajibaad ah waa daruuri maanta guurdoon sax ah waaba yar yahay marka guurdonka uu run sheegayo waa wax ok ah oo lagu heshin karo aniga faceboook igu darso haddaad tahay nin guurdoon ah







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment