Dhibaatooyinka uu leeyahay Xiriirka Jaceylka oo Wasmo Xaaran ah Lagudhiso… Waxaa Kuu Muujinayasa in….

Bulsha:- Dhibaatooyinka uu leeyahay xiriirka Jaceylka Oo Wasmo Xaaran ah lagu dhiso…waxa Kuu Muujinaysa in…Shaki kama taagna xiriirka daba dheeraaday in uu keeno macsi, waana caqabadaha baajiya guurka ama labada israbta in xiligii loo baahnaa guurka uu dib u dhac ku yimaado, xiriirka hadii uu daba dheeraada waa mid labada qof hadalada ay ku hadlayaan marba marka xigi uu noqda hadalo kiciya dareenka labada qof.

Inta badan noolaha kuma dagdagaan guurka, waa kuwa marka hore door bida xiriir kaas oo marka dambe noqon doona mid u gogol xaar guur, hadaba xiriirka jaceylka ee daba dheeraada ayaa la sheegay in uu leeyahay dhibaatooyin fara badan, waxaana ka mid ah.

1. Wuxuu sababa xiiso la aan

xiriirka aan waqtigiisa xadid neen waa mid bahdila qiimaha jaceylka, waa mid sababa in adiga oo xiriir laleh qof  in aad damacdo ama shukaansato qof kale, wuxuuna keenaa ahmiyad la’aan.

2. Guurka Dhadhan Ma ulahan

xiisaha iyo macaanida la isku qabay waa kuwa inta badan ku soo dhamaaday xiligi uu xiriirka jiray, guurka ayaa dhadhan uleh dadka isku xiiso qaba laakiin dadka xiriirkooda uu dheeraado waa kuwa aan dhadhamin farxada nolosha maadaama inta badan ay farxada ku soo qaateen guurka ka hor.

3. Wuxuu sababaa macsi (zino wasmo xaaran ah)

Shaki kama taagna xiriirka daba dheeraaday in uu keeno macsi, waana caqabadaha baajiya guurka ama labada israbta in xiligii loo baahnaa guurka uu dib u dhac ku yimaado, xiriirka hadii uu daba dheeraada waa mid labada qof hadalada ay ku hadlayaan marba marka xigi uu noqda hadalo kiciya dareenka labada qof.

isku soo duuduub xiirka daba dheeraaday ayaa leh caqabada badan inshaAllah waxaan soo qaadan doonaa faa’iidooyinka uuleeyahay xiriirka daba dheeraaday iyo xiriirka cusub dhibka uuleeyahay iyo faa’iidiisa.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment