Bulsha:- Maanta waa dhalashada atariishada bollywood-ka laga Jeclaa Preity Zinta maanta warbaxinteeda ayaa warbaahinta U badan maadaama ay tahay atariisho bollywood-ka ka gaartay maqaamkii ugu sareeyay.
Preity Zinda oo sanadkii hore la guursaday waxaana guursaday ganacsadaha America u dhashay ee Gene Goodenough waxay la imaaday quruxdeedad lagu yaqaanay waxayna booska ku Heysataa Da’yarta Bollywood-ka.
Hadaba hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Super Star-daan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment