waxyaabaha guska adkeeya ama weyneeya?

Bulsha:- Ginseng  waa geed aad u daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga, wuxuu ka baxaa dalka Korea iyo China iyo Canada iyo USA .  

killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa awood badan marka uu geedkan adeegsado 



Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha adeegsado Ginseng, 


isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi kartaa shaah, 


hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, 


intaad keento biya kulul ayaad dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment