sagaalkii iimood uu badowgu ku eedeeyay xaskiisa iina uga dhugay

Bulsha:- Sheeka murtiyeedka soomlida ee sheegaysa in xaasku ay leedahay 9 iimood ayaa ah mid uu sabab ka dhigtay nin rabay in uu xaaskiisa furo. Ninka oo sheegaya sgaalka iimoodna waxa uu yiri:

3 dhibaato aniga ayaa ku qaba naagta Gur wax la iigu dhiibo Gurac la ii eego
Gurxan habeenimo

3 dhibaato ayadaa isku qabta Geel ka galgalin jecel Takar ka dufan neceb
Kitaab ka biyo neceb

3 dhibaato dhasheedaa ku qabta Dheefta oo laga dhowro Dhedo la seexiyo
Gardaro lagu dilo

Hadaba su’aashu  waxa ay tahay ma jiraan sagaal  iimood oo dumarkuna ku eedaynayaa ninka ay  rabaan in ay iska furaan.


Ta kale maxay tahay muritada ku jirta 9-ka qodob






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment