Bulsha:- Ragheb Alama iyo Assala iyo Maya Diab oo Beirout Kuwada Caweeyey
Xidigaha fanka carbeed Ragheb Alama,
Assala iyo Maya Diab iyo fashion Designerka Nikola Jubran ayaa ku wada caweeyey casimada Lebanon ee Beirout
iyagoo u dabaaldagayay christmaska sawiradoodana kusoo bandhigay baraha bulshada oo uu ugu horeeyo instgramku.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment