Bulsha:- Waxaa la ogaaday dumarka ugu wax macaan.Raga soomalida
ayaa laga raacay bahalka dumarka oo way suuxaan markay soo xasuustaan. Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as-aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto.
Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale
raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro
heerka gariirka galmada .
Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista
xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta
badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato .
Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay
lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay
ogaato
in ay xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada
Naag Somali ah oo film sexy ku sameeysay Denmark (Daawo)
ku heli karto si uu ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu
macaanka galmada ku heli karo ayaa keenta in labada
lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment