Bulsha:- Hablaha soomaaliyeed Quraanka badankooda way akhriyaan marka loo eego naagaha kale dunida, waayo gabar soomaaliyad oo aan dugsi quraan soo dhiganin way yar tahay, iyagoo yaryar ayaa la soo baraa quraanka,
qaar way xafidaan qaarna kitaabka ayay ka akhrin karaan hadabada sawirka waa gabar oo quraanka taqaano soo dhigtay sawirkan Facbook..

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment