Bulsha:- Luuqadaan oo la sheegay in ay qarka u saaran tahay
nabaad guur iyo in ay taariikhda caalamka ka suusho ayaa haatan waxaa ku mashquulsan sidi qaamuus loogu sameyn lahaa jaamacad ku taala dalka Mareykanka, ayadoo jaamacadani ay adeegsaneyso labadaan nin iyo sida ay luuqada ugu hadlaan, balse arinka ugu adag ayaa ah in aan labadaan nin la isu keeni karin, isla markaana wadahadal loo furi karin.
Sidee Haweenka Looga Raaxeeya Naasaha? Hadi Darenkaga Dhawyahay Ha Aqrin. . .
Isku soo wada duuboo arintaaan ayaa ah mid aad u yaab badan, ayadoo ay ka mid tahay wax yaabaha dunida ugu yaabka badan ee allah swt uu koonkaan ay ku nool nahay ku kala duway.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment