Daawo Fanaanad Yemaniyad ah oo Arooskeeda Ku Bixisay in Ka Badan 2.700.000$ Burji Khalifana Ku Dhigatay

Bulsha:- Fanaanad Yemaniyad ah oo Arooskeeda Ku Bixisay in Ka Badan 2.700.000$ Burji Khalifana Ku Dhigatay

Fanaanada Balqiis Ahmed Fathi oo ah fanaanad Yemaniyad ah dhanka aabo Imaaratiyadna ah dhanka hooyo ayaa 29December aroos aad u balaadhan uga qabsoomay saarta ugu dheer dunida ee Burji Khaliifa ee ku yaala magalada Dubai. 

Waxaana la xaqiijiyay inay arooskan ku baxday lacag ka badan 10Million oo Dirham oo noqonaysa 2.7Million Dollar, 

iyadoo qalabka arooska lagu qurxiyay badankiisa laga keenay Kuwait dhanka kale waxa loo dhisay Biriij ay hoostiisa biyo marayaan oo loogu tala galay inay dul marto aroosadu ka dib markii ogolaansho laga qaatay mamulka Burj Khalifa. 
Waxaana xusid mudan in Toobka caruusada lagu tolay in ka badan 24 xabo oo dheeman ah sido kale lagu qurxiyay crystal iyo dahab.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment