Bulsha:- Gabadhii soomaalida ka halowday ee u gaftay diinta Islaamka ayaa waxa ay waayadii danbe wadey olole ay Geesinimo iskaga dayayso iyada oo hadda soo bandhigtay Muuqaal ay iskaga soo duubtay Magaalada Muqdisho.
Ayaan Xirsi Oo ka soo jeeda Puntland ayaa waxaa sida xogta ku helnay geeyay Muqdisho Koox ilaalo reer Puntland ah oo si farsameysan caasimada ay ugu hayeen iyaga oo soo marsiiyay dhowr meel oo ay daneynaysay.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment