Bulsha:- Runtii dumarku waa ay ka helaan galmada. badanaana waa ay ka fekeraan in ka badan Ragooda.
Waxay muujiyaan waxyaalo cajiib ah oo ay ku soo bandhigayaan in aad fahanto.
Cajiibyadaas ay soo bandhigayaan haddaad ka noqoto dhegweyna waxay leedahay Dhibkeeda.
Waxay si dahsoon kuugu sheegayaan qaababka galmo ee ay aadka uga helaan dumarku, Markastoo ay idin dhex marayso ciyaarta sariirta, markastoo aad wacdare ka muujisana Waxaad ka dareemaysaa wajiga subaxdii ay la soo toosto.
is qurxintoodu waxa ay ka turjumaysaa sida ay diyaar ugu tahay in ay hesho nin rag ah oo ka qanciya waxyaalaha ay ka tabayso nolosha.
Haddaba waxaa jira dhowr qaab oo galmo oo ay dumarku aad u jecelyihiin ninkii ku Dhaqaaqana ay siinayaan jacayl aad u baaxad weyn, waa hubaal in nin waliba uu ku taamayo siduu uga heli lahaa dhanka saaxiibtiis jacayl iyo qabow iyo debecsanaan balse waxaa laga yaabaa in uu ka dhaga xiranyahay sidii uu u kasban lahaa qalbiga ku xiran dheregta sariirta,
maxay yihiin qaababkaasi maxaase ka Dhalan kara? waa su’aalaha aan rabno in aan halkan kaga jawaabno.
Rukuubka
Qaabka rukuubka dumarku aad ayey uga helaan waa qaabka ay ayagu kor marayaan sidii ay Saaranyihiin faras oo kale waa qaab ay mar walbo daneeyaan sababahan soo socda:
Maxaa yeelay waxay dareemayaan in ay ayagu meesha darawal ka yihiin in aad gaarto barta Kacsiga in ay ay xor u tahay is ruxid kasta iwm
Qaabka:
Waxaad u jiifsanaysaa dhabarka lugahaagana waad fidinaysaa ka dib ayada oo qaawan Islamarkaana aad hubsatay in ay kacsantahay ayaa kor kaaga imaanaysa waxaad hubinaysaa Dhowr waxyaalood In ay lugaheedo kala durugsanyihiin in aad ku taageerto dhanka miskaha adiga oo ka Qabanaya miskaha siiba dhanka dhabarka u dhow.
Maxaa lagama maarmaan ah;
Waxaa lagama maarmaan ah in aad u salaaxdo bodyaha barida iyo dhabarka xaluska iyo Caarada hore ee naasaha, waxaa hubaal ah marka aad intaas ku dhaqaado in qoftaada ay u Duulayso meelo aysan waligeed gaarin.
Habka beer-ka-beer:
Habkan waa hab qadiim ah oo waligiis soo jiray waana habka ugu badan ee dadku Adeegsadaan waa hab cajiib kiisa wata maxaa yeelay indhahaaga ayaa ku dul dhacaya Indhaheeda ayaga oo mudaya kana dhex dusaya.
HALKAAN KA DAAWO MUQAAL

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment