Xirfad Sharaaxd ka bixineysa sida dumarka Looga Oysiiyo-dareenka nolosha

Bulsha:- Inanyahay waxad ogataa in ninkaada kaliya uusan mas`uul ka aheyn in uu kaa dharjiyo ciyaarta sariirta , balse waxaad ogataa in ay qoorta kuu suran tahay shaqo weyn oo ah in aad kicisid dareemihiisa isna , waxaadna ogataa in taasi hadaad u sameeyso in isna si weyn uu kuu baahi tirayo.

Qorshaha ku darso in dhagaha ay door weyn ka qaataan kicinta ninka , ee gabaryaheey maskaxda ku qufulatay in ninka uun raaxada laga rabo waxaad sameysaa la hadal ninkaada xiliga ciyaarta macaan socoto oo si hoose hadal ham ham ugu sheeg dhagtiisa .

Aqoonyahanada wacdaraha ee dhanka aqoonta sariirta ayaa waxa ay leeyihiin arintaan ragga waxa ay ka sii qaadaan kalsooni oo waxa ay dareemeyaan in ay awood u leeyihiin in ay dharjin karaan lamaantooda waxa una sii qaataa kacsi macaan badan .
Qubarada wacdaraha waxa ay intaa ku darayaan in ay jiraan gabaryaheey erayo macaan oo ay haboon tahay in aad adeegsato xiliga macaankaada uu malabyarowga kugu ciyaarsiinayo waxaana ka mid ah , waxaa

tahay ninka aduunka ugu fiican maxa yeelay si weyn ayaad ii kicisay oo aad iigu raaxeysay , Sidoo kale waxaad adeegsan kartaa jirkeyga baahan waa uu kuu baahan yahay , adiga mar waliba si sahal ayaad darenkeyga ku kicisaa nin soo jidasho leh ayaa atahay , raaxadaan oo kale waligey ma arag , waxaan haatan ku biibayaa garabyada macaanka , raaxo la yaba leh ayaad i tusisay .







Gabaryaheey ogaaw hadalka macaan waa u muhiim inta galmada socoto waxa ayna sii xoojisa macaanka ciyarta kala baxa ah ee sariirta .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment