Bulsha:- Waa su’aal inta badan ay isweydiin karaan dadku balse ku
saleysan diinteena islamka.
Waxaa jira xaasas sidaa ku dhaqma iyagoo is qiyaanaya laga
yaabee in uusan guurkoodu ahayn mid ay ka leeyihiin u jeedo
ah in ilaahey siiyo owlaad.
Waxaa marka hore haboon in laxuso in marnaba aysan naagtu iska ilaalin Karin biyaha ninkeeda hadiiba jimaac ama galmo dhacdo.
Uur qaadista Ilaah ayaa ayaa ku shaqo leh labada qof ee siku
galmoonayana waxba kama badali karaan hadiiba mar la isku
galmoodo sidaa daraadeed waxaa danbi wayn ah in naagtu
ninkeeda ku qiyaanto cirbad ama si kale oo ay iskaga
ilaalineyso biyaha ninkeeda.
Hadii aad isleedahay Uur maqaadaysid misaa sidaas uur ku
qaaday iyagoon rabin in ay uur yeeshaan.
Hadii Ninka iyo xaaskiisu isku waa faqsanyihiin in aysan
xiligaasi wax dhalin in kastoo ay tahay wax ay siku waafaqi
karaan hadana wali meesha kama marna in dhalmada ama
uurka uu ilaahey maamulo.
Mar Jawaabta su’aashaas oo gabar soomaliyeed ay nasoo
weydiisay waxaan leenahay diintuna ay ka qabtaa in ay
xaaraantahay in naagtu sameyso wax uusan ninkeedu raali ka
ahayn oo aan ka ahayn Macsida alle.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment