Waa imisa nuuc naasaha Dumarka iyo kan ugu macaan uguna taabsi fiican ka baro fartun xaaji

Bulsha:- Aqrsite, waxaan halkan kuugu soo gudbineynaa dhambaal ka yimid aqriste kale oo idinka doonaya talo, waa barnaamijkeeni cusbaa ee aan ugu magac darnay ILA TALI AQRISTE: Ujeedka ayaa ah qofkii talo raba inuu soo weydiisto aqristayaasha aan u fududeyno, maadamaa uu heli karo fikrado badan oo kal duwan, mark a la isku geeyana noqon kara wax ku ool.

Waxaan idin ka codsaneynaa inaad aqrisaan farriintan, kadibna wixii talo ah oo wanaagsan oo aad si daacad iyo qalbi furnaan ah ugudarsataan, adinka oo hab qoraalkiina ka ilaalinaya qaladadaaka ama Tape error-ka, si qofka talada ku socoto uu fahamkiisa ugu fududaado. Waxaad taladaada ku qori kartaa qeybta comments-ka.

niniyo

Talo doonkeena maanta waa gabar magaceeda kusoo koobtay Sucaad, oo aan inoo sheegin halka ay joogto.

Waxayna qoraalkeeda ku billwoday sidan:-

“Magacayga Waa Sucaad

Walaalayaal talo waa tii ilaah laakin tallo ayaan idinka rabaa.

Waxaan ahay inan Soomaaliyeed waxaan guursaday nin iga weyn. Markii aan baranayey waxaan ku arkay inuu yahay muqayil yacni sigaar iyo jaad ayuu isticmaalaa. Waa nin shaqaysta, maalintii ilaa 2:30pm wuxuu ku maqan yahay shaqo markuu guriga yimaado wuu qadeeyaa, isla markii uu qadeeyo wuxuu aadaa magaalada iyo jaad. Habeenkii wuxuu yimaadaa 10:30 pm markuu soo galo wuxuu qaataa computer-kiisa fadhiga ayuu fariistaa ilaa 02:00am midnight, 





markaas ayuu haddana laptopkiisa qaataa oo jiifka soo galaa oo seexdaa waxa uuna ku mashquula akhrinta arimaha bulshada ee webkasirhufan.com lagu soo dabaco.







_______________________


Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment