Video:- Heesta Enna Sona Oo Lasoo Bandhigay Aditya Iyo Shraddha Filimkooda Ok Jaanu Ayay Gaar U Tahay

Bulsha:- Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heesta Enna Sona  ee ku jirto filimka Ok Jaanu waana hees jaeyl ah oo gaar u ah lamaanaha filimkaan Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor.


Heesta Enna Sona  waxaa ku luqeenayo fanaanka caanka ah Arjit Singh waana heest lagu muujiyay jaceylka iyo is fahanka Shraddha iyo Aditya filimka Ok Jaanu kusoo bandhigi doonaan.






Filimka Ok Jaanu waxaa Director ka ah Shaad Ali halka Karan Johar iyo Mani Ratman ay soo saare ka yihiin waxaana la daawan doonaa 13-ka Janaayo 2017.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment