Bulsha:- Hadaba Ka hor inta aadan bur burin xariirkaada qoyska ee aad waqtiga badan iyo qalbigaada siisay, ee gabaryaheey shakiga ninkaaga fursad ha siin in uu bur buriyo noloshaada ee qaado talooyinkaan oo aan filayno in wax tar weyn ku yeelan dooanan nafsadada.
*Ka yeel dhaq-dhaqaaqyadaada mid uu og yahay una sheeg goobaha aad dooneyso in aad aado iyo wax waliba oo ku qabsada haddii aad tahay qof shaqeeya ama dan leh.
*Ka dhig ninkaada mid dareemaya jaceylkaada adiga oo ugu muujinaya wadada ihtimaam siinta qaab toos ah iyo mid aaan toos aheyn oo dad ban intaba.
*La soo xariir oo soo wac xittaa marka aad shaqada ku jirto ama aad dan kale ku maqantahay si uu u dareemo in aad daneyn u hayso sidoo kale haddii isaga u shaqeeyo isku day inaad wacdo.
* hadaba Ha u diidin in uu isticaamlo taleefaankaaad gacanta ama Laptop-kaaga hana ka qarin lambaarkada sirta hadii ay dhacdo in uu kaa codsado in uu isticmaalo .
*Ugu danbeyntii Ka codso in si wada jir ah aad ugu wada baxdaan banaanka hadii ay jiraan adeeg yar o aad banaanka ka rabto ama shoping IWM,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment