Ragga Siigeysta Oo Fariin Muhiim Ah Loo Hayo, Iyo Siigada Oo Laga Qaado…

Bulsha:- Rag badan ayaa joogteeya in ay gacantooda galmo ku sameeyaan(siigo) iyadoo tani ay leedahay dhibaatooyin xoogan oo ay ka mid yihiin in awoodda malabyarowga yaraato(Jilco) ,biyaha oo durba soo booda iyo raaxo uusan ka helin galmada tooska ah .


Sidoo kale siigada dhibka ay leedahay waxaa ka mid ah dhabar xanuun , kalagoosyadsa jilbaha oo xanuun keena iyo araga oo daciifa .

Baarayaal caafimaad ayaa ku waramaya in halkii bootin ee biyaha ee ku yimaada qaabka siigada in ay la mid tahay adiga oo dhowr kiilo mitir orday, waxaa kale oo culimadii salafiyiintii hore yiraahdeen minada ragga ka timaada waa cunada caqliga iyo dhuuxa lafaha.

Dadka joogteeya siigada ayaa u nugul iloowsho badan iyo faham la`aan iyadoo si weyn hoos ugu dhigta xasuusta .



Sidoo kale siigada ayaa leh saameyn nafsiyan ah taasi oo ah in qofka siigeysta uu dareemo qoomameyn(Shalaay) waxa ayna qoomameynta timaadaa dhowr sikin ka dib marka biyaha uu gacanta isaga soo tuuro.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment