Bulsha:- Haweenka qaarkood waxa jira in niyadooda iyo qalbigooda uu saafi yahay haddii ay wax wanaagsan ku argaan saaxibadooda ama qof ay garanayaan sida qof wax ku ool ah , dabeecad wanaagsan ayaa waxaa suura gal in ninkeeda ay uga sheekeyso isla markaana waqti loo joogo iyo xili aan loo jooginba ka badbadisa .
Arintaasi waxa ay keeneysa in qalbiga ninkeeda uu dhaqaaq sameeyo maxa yeelay haweenka ma garanayaan in qalbiga iyo dhagta ay mararka qaar indhaha ay wax ka hor jeclaadaan.
Mar walba waxaa laga yaabaa in haweeneydaas in ninkeeda ay kula nooleed farxad midda uga sareysa balse waxaa durbaba bilaabanaya in ay noloshii ay cakiranto oo ay wasaqoowdo ,
Xaaslayaasha Qaar isku Dabci maaha Marka galmada la sameyaya qofba Waxa uu Jecel Yahay inuumeel Ka Bilaabo Raaxada inta aan leysu Galmoon.
Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa .
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment