Qaab Ceenkee ayeey dumarka u biya baxaan: Akhri Qormo Xiiso Badan

Bulsha:- Qaab Ceenkee ayeey dumarka u biya baxaan: Akhri Qormo Xiiso Badan


Su’aashaan hadaad weydiiso qof dumar ah lagama yaabo intooda badan in ay si sax ah kaaga jawaabaan, 

qaarkood waxaa ay kuu sheegayaan in arintaasi aysan ahayn wax jira balse qaar yar ayaa ku dhahaya arintaani waa jirtaa 


balse iyaguna sharaxaad kama siinayaan sidaa daraadeed dadka baaray ayaa ku siinayee qabso oo dhakab dheh waayo cilmigu ceeb waa kadhanyahay.


Dumarku waa biyo baxaan balse biyo baxa dag daga ah ee dumarka ayaa ah ayaa ah in Biyo jilicsan oo cadaan xigeen ah ay ka yimaadaan kuwaasi oo marka ay soobaxyaan an lahayn wax dreen raaxa ah.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment