Bulsha:- Su’aashaan hadaad weydiiso qof dumar ah lagama yaabo intooda badan in ay si sax ah kaaga jawaabaan, qaarkood waxaa ay kuu sheegayaan in arintaasi aysan ahayn wax jira balse qaar yar ayaa ku dhahaya arintaani waa jirtaa balse iyaguna sharaxaad kama siinayaan sidaa daraadeed dadka baaray ayaa ku siinayee qabso oo dhakab dheh waayo cilmigu ceeb waa kadhanyahay.
Dumarku waa biyo baxaan balse biyo baxa dag daga ah ee dumarka ayaa ah ayaa ah in Biyo jilicsan oo cadaan xigeen ah ay ka yimaadaan kuwaasi oo marka ay soobaxyaan an lahayn wax dreen raaxa ah. Dumarka qaar xiliga biyahaasi kaadi caadi ah ayaa timaada.
Maxaa keena Biya baxaas dag daga ah? Waxaa sababa halka Looyaqaano dhibicda G oo ah meesha ay dareenka ka qaataan dumarka ayaa qanjiro ku yaala ay cadaadismaan kadibna waxaa soo daadanaya dhacaankaasi. Halka qaarkale oo dumarka kamid ahna ay sabab u tahay marka ay dareento wax xod xodiya (kintirka) taas ayaana sababto in dareerahaasi yimaado.
Dumarka oo dhan Arintaan maleeyihiin ah in ay horay ka biyo baxaan? Jawaabta ayaa noqoneysa haa sida ay muujiyeen daraasado caafimaad ah oo lasameeyay ayaa sheegay in dumarka oo dhan ay biyo baxa dag daga ah leeyihiin balse waxaa intaasi ay ku dareen daraasadahaasi in inta badan dumarku ay gudaha u biyabaxaan oo aysan banaanka u soo bixin xiligaasi qaarkamid ah dumarku kaadi ayeey dareemaan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment