Bulsha:- Aadanuhu waa muhiim in uu wax ka yaqaano nolosha iyo waxa soo waajaho inta uu noolyahay waxaana dhacdo in Aadmiga dhanka Galmada ay ku tahay dhibici aan la iloobi karin inta uu noolyahay.
Si uu u helo Galmo ama xiriir wanaagsan oo ku aadan dhanka Galmada waxa uu u baahdaa in uu helo wanaaga ku haboon ee noloshiisa isagoona dhamaan waxaasi ka baran kara goobaha lagu hormariyo arimaha bulshada.
baaritaano la sameeyay ayaa waxa lagu ogaaday in hablaha da’doodu u dhexayso 18 ilaa 29 ay ka haystaan aqoon fiican kulanka ka dhaca qolka sariirtu taal, Halka raguna ay yar tahay aqoonta ay ka haystaan qolka raaxada.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN 
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment