Ninyahow ma rabtaa inuu geedkaaga bir noqdo oo wax duleeliso xiliga galmada

Bulsha:- Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa 300$ ku dhowaad, geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada dadka bahalka ka daciifay wuxuu siiyaa
awood badan marka uungeedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon
maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha
adeegsado.



Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u cuni kartaa sida cadayga loo  calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi
kartaa shaah, hadda waa la helaa isagoo shaah oo kale u diyaarsan, intaad keento biya kulul ayaad
dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo, wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment