Bulsha:- Ninkaygu markasta oon aan uur yeesho wuu kanaxaa inuu ii galmoodo ila talsha maxan suubiya
gabadhaan ayaa waxay leedahay ila taliya talada aqristayaasha iftin ayaan u bahanahay
ninkayga markasta markaan uur qaado ninkeyga galmo ilama sameeyo oo wuxuu ka naxaa cunuga inuu nagal dilmo anigana qooq ayaan tabcaan la ahay ee maxaan sameeyaa
gabadhaan aya acod muuqaal noosoo duubtay hadaba dhageysta oo daawada ugana jawaaba jawaabtiinana hoos noogu soo dira'
Ninkaygu markasta oon aan uur yeesho wuu kanaxaa inuu ii galmoodo ila talsha maxan suubiya
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment