Meelaha ugu daran ee ay dumarku ka kacsadaan. (sir-Culus)

Bulsha:- Dumarku way ku kala duwan yihiin meelaha ay ka kacsadaan, sida la ogyahay jirka naagta oo dhan waa meel kacsi laga keeni karo, adiga ayaa lagaa rabaa inaad dareento xaaskaaga meesha ay ugu daran tahay meelaha ugu muhimsan waa

Kintirka
Naasaha ibtooda
Gumaarka
Dhegaha
Bishimaha

  Kilkilaha
Cajaraha siiba gudahooda meesha u dhow farjiga
Baryaha
Dhabarka

Marka waxaad ka ogaan kartaa inaad fiiro gaar u yeelatid dareenkeeda, meesha ay aad u jeceshshay marka laga taabto jiriirico ayaa qabato indhdha ayay caddeynaysaa xaadkeeda waa isaagayaa jimicsi ayay bilaabaysaa, waxaa kaloo aad samayn kartaa inaad weyddiiso meesha ay aadka ugu kacsato, waxaa la rabaa inaysan kaa xishoonin oo ay kuu sheegto meesha ay ka kacsato








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment