Bulsha:- Maxaad K a Ogtahay Guska Nooca dumarku ugu jecel yihiin…? Maleedahay guska dumarku jecel yihiiin halkan ka akhriso haddaba..!
Ragg badan oo xubintooda taranka yar yahay ayaa wel wel daris u ah mar waliba kuwasi oo aaminsan in lamaantooda macaanka galmada dha-dhansiin karin taasi oo ku qasabta in wadooyin kale maciin bidaan.
-Dhirirka xubinta taranka ragga caafimaad ahaan waa 8cm halka xubinta taranka ee dheer gaareyso 15cm waxaase xusid mudan kan ugu dheer oo inta badan rag dhif ah leeyihin waa 25cm.Hadaba malabyarowga ugu gaaban haddii aan laga bad badineyn waxa uu gaaraya 5cm waana suura gal in haween badan ku qancin.
Xubinta taranka ragga ee gaaban waxaa muhiim ah in uusan jilicsaneyn oo uu adag yahay kaasi oo xogi kara goobaha dareemaha ii xubinta haweenka gaar ahaan labada darbi ee bishimaha xubinta hawenka iyo qeybta hoose.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment