Hormarka Aya Sameeyeen Dumarka Somaliland

Bulsha:- Deegaanka ay beeruhu ka baxaan ee DOOXA-GUBAN oo ku yaalla inta ku dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa markii ugu horreysay 

koox dhallinyaro ah oo hablo ah oo ka baxay kulliyada beeraha ee jaamicadda Hargeysa waxay ka samaysteen beer ay iskood u tabcadaan oo haatan wax soo saarkii ay bilaabeen.



Zuhuur Cabdilqaadir Xasan iyo Najma Cabdillaahi Maxamuud oo iyagu mashruucan aasaaskiisa lahaa, markii dambena ay qaar kale ku soo biireen, ayaa weriyaha BBC Axmed saciid cige wuxuu kula kulmay magaalada Hargeysa. Wuxuu ka wareystay iyagoo hablo ah waxa ku kallifay dhul-beerashada iyo shaqada adag ee miyiga, Najmo oo hadalka ku horraynaysa ayaana ka warramaysa waxa ay beerta ka qabtaan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment