Hodan Abdirahman iyo Mohamed Alta oo Show Kulminayo Kala Tagoodii Kadib

Bulsha:- Xidigada Fanka Hodan Abdirahman Dheere ayaa showga ugu balaadhan ee North America laga dhigayo New year eve ka qayb galaysa kuna soo bandhigi doonta heeso cusub sidii horeba looga bartay, 

Xafladan oo lagu sharfayo fanaanka da’da yar ee Najiib Alfa oo markii ugu horeysay jaaliyada North America show ka dhigaya. 

Waxaana xusid mudan inuu sidoo kale showga kula jiro Mohamed ALta oo ah xaajigiii hore ee Hodan Abdirahman iyadooy xafladan noqon doonto midii koowaad ee kulmiso furniinkooda ka dib.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment