Bulsha:- Foon ama taleefoon maanta dadka waa qabsaday sawirada sahal buu ka dhigay hadabada hablaha maanta jira waxay ku tartamaan sawirada iyo taleefoonada,
faraanti ayuu noqday foonka hala yaabin leejo leewaaye, waxaa yaab badan dad badan hadda meesha jooga oo la yaaban sheekada qaarkeeda haddii adiga aad qaadan rabto qoraalka waa yaab karakuus haddii aad tahay sub iska dheh ajakiz ayaa lagaa dhahaa sheekadan saaxib, paltalk ha soo galin ama facebook.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment