Galmada Somalida ee Ijmaaca jiifka

Bulsha:- Soomaalida waxa ka qaldan Ijmaaca iyo qaababkiisa iyagoo dhaqamadii hore ee laga tagay ayaa hadana waxaad moodaa in soomaalida weli ku danbeeso dhaqankii hore , Dumarka soomaaliyeed oo badankoodu si niyad jab ah ula sameeya Galmada ragga soomaaliyeed ayaanan mar walbo helin Raaxo Rasmi ah.

Raga Soomaalida qaarkod waa kuwa aanan waxba ubilaawneen isla markaanan aanan dabooli karin Baahida Xaaskiisa isagoo aanan siinin raaxo kufilan, waxa ay had iyo jeer jecelyihiin ragu in ay ku boodaan Galmada iyagoon si wacan ukicin dareenka dhigiiisa inkastoo ay muhiim tahay kahor galmada in dareenka Haweenka lakacsho si loo helo Galmo Waaali ah.

Galmada Nuuca juuqlaayda ah waxa lagu yaqaanaa Xayaawaanada balse Galma Soomaaliyeedku waxa ay noqotay mid shaabahda mida xayaawanada oo codku ku ceshoomo iyadoon gabadhu codka banaanka uso dhigi karin marka ay karaar qaadato balse waqtiga raaxada waxa wanaagsan inaad dumarka waxyaabo dhowr ah dhegaheeda ku dhibciso si dareen waaalan ay kuugu qaado.

Dhegaha xaaskaaga ku shub Hadalada ah ‘ Xabiibti oo Cod naxariis iyo yar yariis kujirto adigoo xabeeb isku yeelaya waxad tiraahdaa Qalbii qoorta ayaan ka dhunkanayaa durbababa waxa ay noqoneysaa mid jariirico kasoo kacdo dareenkeeduna cirka isku shareera markaad dhunkaneyso sahal ha uga so laaban oo labo mar neefta sug si kuleel ay udareento.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment