Gabdhaha marka ay kulmaan maxay ka sheekaystaan sxb

Bulsha:- Quruxda waa dooq dadba si bay u arkaan hablaha soomaaliyeed quruxda sidey u arkaan tolow?


waxaa jira sheeko ay ka sheekaystaan marka ay gabdhaha soomaalida isla joogaan waxay is weydiiyaan gabarba midka ay ka hesho waxaa la sheegay inta ay sheegaan waa sifooyinkan:

nin dheer nin timo jilcan leh nin aqoon leh nin caato daran ahayn buurnaan daranna lahayn nin romantik ah oo jacaylka tixgaliya
qaar waxay ku daraan nin hanti leh





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment