Bulsha:- Shaqsi kasta ayey maalinta xun kusoo martaa xafiiskiisa, sidaas oo kale ayeyna u aheyd gabar caan ah oo u dhalatay dalka India taasoo shaashada warka ka akhrisa.
Soo jeediyaha caanka ah Tomasz Schafernaker ayaa maalintii ciidda Kirishtaanka wuxuu ka yaabsaday macaamiisha ku xiran BBC maadaama iyadoo barnaamijkiisu uu hawada ku jiro uu sheegay inuu xanuun dareemayo.
Markaan gabadha u dhalatay Italy Costanza Calabrese ayaa waxay daawadeyaasha tustay xubinteeda taranka iyadoo malaha uga dhigtay Hadiyaddooda Ciidda Kirishtaanka waxaana loogu magac daray arrintaan ‘Costanza Calabrese – Real Newsflash’.
Xaqiiqaduna waxay tahay waxay ilowday wax walba oo ku saabsan cowradeeda hoose markii ay lugaha kala furtay iyadoo ay kaamiradu iftiimineyso wax walba oo ka hooseeya miiska dhalada cad ka sameysay ee waraaqaduhu u saaran yihiin.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKAAS XIISAHA LEH EE LAGA QABTAY 37 SANNO JIRTAAN.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment