Bulsha:- Dhaqtarkan Kenyanka ah oo la magac baxay Dr Mugo ayaa ahaa dhaqtar qaabilsan haweenka ( gynaecologist ).
Dhaqtarkan ayaa waxaa lagu helay inuu faraxumayn u gaysto haweenka xaruntiisa yimaado, isagoo dumarka siiyo daroogo mudo sacado ah qadka ka saarta ka dibna faraxumayn ugaysto.
Haweeneey ka mid ah haweenkii uu fara xumeeyay ayaa dareentay in la faraxumeeyay, waxayna go’aansatay inay kaamarada qarsoon kaga duubto howlaha uu dhaqtarkani qabto.
waxaana rumoowday wixii ay ka cabsi qabtay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment