Erayo Macaan ah oo Ka Hadlaya Xanuunka Kalinimada u dir Jaceylkaaga kaa Fog

Bulsha:- Wadnaheyga aad buu u qaboow yahey maxaa yeeley adiga ayaa ku dhex sugan.

* Inaad ahaato ruux jaceylkiisa ugu horeeya waa mid aad u fiican laakiin waxaa kasii fiican inaa ahaato ruuxii ugu dambeeya.

* Haddii aan awood u lahaan inaan nolosha kugu siiyo shey waxaan ku siin lahaa inaa ogaato inta dhoola caddeyntaada xageyyga ugu weyn tahay markaas si aad u ogaato heerka aad agteyda ka joogta.

* Waxaad joogtaa dhinaceyga waxaad ku dhex jirtaa wadnahayga markasta iyo meel kasta waan ku arkaa maxaa yeeley waxaanba u haystaa in labadeena kaliya aduunka joogno.



*Kali ahaanshaha micnaheeda ma ogeyn laakiin waxaan ogaadey markaan ku bartay maxaa yeeley wehelkaaga ayaa iga dhigey ruux dhameystiran.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment