Bulsha:- Sida lagu daabacey Majaladda MedicalDaily.com, Khubaro ku xeeldheer arrimaha xiriirka qoyska iyo arrimaha Galmada ayaa waxa ay ogaadeen in hurdada badan ee Dumarka ay kacsigooda ku kordhiso Boqolkiiba 14%.
Waxay khubaradani sheegeen in Haweenka la qabo ee dhalinyarada ah marka ay seexdaan habeenkii hurdo ku filan isla markaana ay si fiican u nastaan in uu siyaadayo kacsigooda rabitaanka galmada isla mar ahaantaana rabitaanka Galmadu uu xaggooda ku badanayo qiyaas ahaan Boqolkiiba 14 (14%).
Saacad kasta oo ku siyaadda hurdada haweenka waxay u kordhisaa rabitaan iyo dareen siyaado ah, sida daraasadan lagu xusay, iyadoo sidoo kale la sheegay in daraasadan lagu tijaabiyay 271 Dumar ah oo la qabo, waxayna socotay muddo labo toddobaad ah.
Markaan Leenahay dumarka xiligaan jooga waxaan ka wadanaa dumarka waqtigaan aduunka jooga qaasatan kuwa dhalinyarada ah kuwa jiraan haweynka waa weyn waayo qarni walba waxaa soo baxa dumarka kuwii hore ka duwan waxaan hada la oran karaa dumarka hada jooga waa kuwii ugu il baxsan dumarkii hore ee aduunka soo maray taas waa fikrada xogcusub ee taada mahan aqristae.
Dumarka xiligan jooga waxaa ay ka jecelyihiin raga guska weyn kuwa guska yar markaan sidaas leenahay waxaa la is oran karaa sidee ay arintaa ku dhici kartaa waa dhici kartaa waayo wax kasta waa ay dhacaan sidaas la soco.
Haweynka hada joga ma jecla inta badan ninka guska weyn waayo dumarka hda jogaa ma ahan kuwo sidaas u ad adag waa kuwa jil jilacsan oo ma jecla guska weyn waxaa ay ka jecelyhiin in loo raxeyo oo kaliya.
Raaxada dumarka ama dareenka haweynka kuma jiro qeybta hoose ee siilka ee waxaa u ku jiraa afka hore ee siilka marka sidaas ayee u jecladeen raga guska yar waayo afka hore ayuu ku jiraa dareenka dumarka.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment