Bulsha:-Sumaya maaha Somalidii ugu horeeysay ee film nuucaana laga duubo balse waa gabadhii ugu horeeysay ee Internetka la gelsho muuqaalkeeda.
Fadlan ha daawan hadii aad rabin dimbigeeda maxaa yeelay Ujeedkeenu waa
inaan bulshada tusno kaliya dhaqanka foosha xun ee gabadh Somalia ku kacday .
Ragga iyo Dumarka Somalida ee anshax xumada sameeynaya ayaa sii kordhaya
sanad walba waxaana habeen walba Internetka lagu sameeyaa dhaqamo fool xun.
Wabsiteyada qaar waxa ay ku dhiiradeen inay bulshada u bandhigaan dhamaan
Hadii aad rabin in sidaan ceebtaada loo soo bandhigo fadlan ka fogoow dhaqan
xumo iyo sameeynta waxa diintaadu reebtay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment