DAAWO Cabdi Good oo ku Dhagay dhulkana ku Jiiday Heesta Cumar Shooli iyo Gabadhii Dharka Dhigatay

Bulsha:- Waxaan halkaan idin kugu Soo Gudbineynaa Barnaamijka Israaca ee Cabdi Good oo lagu Soo Qaatay Heesta Cumar Sheei iyo Gabadhii qawaneyd waxaan Cabdi good heestaan si cajiib ah u falanqeyey muuqalka heestaan Anshaxumada ee ku jirta ee Fanaanka Cumar shooli uu doonayo in uu dhaqanka somalida iyo Diinta islaamka habooneynd in uu Faafiyo.






Cabdi Good ayaa si cajiib ah u Ceebeystay Fanaanka Cumar Shooli iyo gabdha somaliyed ee qaawneyd waxaan Cabdi Good Caro kala dul dhacay Kaamiristihii duubay Heestaan Anshaxumada waxaan Fariin Cajiib ah u dirat Qoyskii dhalay gabdhaas Qaawan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment