Daawada ay dumarku isku cadeeyaan diyaanada sidan bay wax yeeshaa caafimaadka

Bulsha:- Daawada ay dumarku isku cadeeyaan diyaanada sidan bay wax yeeshaa caafimaadka

Waxaa jira daawooyin jirka lagu cadeeyo waxay jirka u keenaan dhibaatooyin fara badan oo maqaarka dhib u keeni kara, 

waxay ka soo saaraan jirka nabro aad u daran 

oo maqaarka jirka badali kara midabkiisa qofka madow ayay ka dhigaan qof cad ah 





laakin maxaa kuu geeyay wax dhib kuu keenaya caafimaad ahaan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment