Bulsha:- Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad
Hadaba dhaqanadaas ayay iftin tilmaameysa in ay si weyn uga careysiiyaan lamaantaada waxaana ka mid ah .
1- Marka Uusan Ninka Fahmeyn Waxa Ay Lamaatiisu Leedahay : waa hubaal haweenka inta badan lama fahmo rabitaanadooda illaa ay toos u yiraahdaan mooyee , sidaas oo ay tahay waxa ay doonayaan in saygeeda noqdo mid awooda in uu aqriyo wajigeeda ee ay dooneyso iyadoo aan toos u sheegin
Hadaba ninyahoow ku dadaal in aad fahanto dabeecadda lamaantaada iskuna day in aad kor ka aqriso wajigeeda .
* Ninka Bilaa Hadiyad Ah : ragga qaar ayaa u haysta in kaliya hadiyadda ay timaado marka ay dood dhex marto labada lamaane si ugu yaraan gacalisadooda u qanciyaan ama inta haasaawaha jaceyl lagu jiro balse waxa ay Masrax.net ku leedahay ninyahoow waa qaldan tahay kulammaa aad awooddo gacalisada u keen hadiyad waayo kalgaceylka ayay sii xoojisaa
* Waligaa Lamaantaada Haka Qarin Dareemahaaga : kaliya waxaad ogaataa in haweeneyda jeceshahay in ninkeeda ka qeyb galiyo dhamaan dareemihiisa wax waliba oo ku taagan farxad iyo murago in ay la qaadato ayay diyaar u tahay. hoos riix
faaidada uu leeyahay caanaha geela guska waxuu ka dhigaa mid adag sida dhagax camal
HALKAAN KA DAAWO MUQAAL

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment