Waxaan Arkay Gabadhaan Jeclaa Oo Galmo La Sameyneysa Aabahey (Dhacdo Qariib Ah)

Bulsha:- Waxaan arkay gabar 18 jir ah oo aan saaxib iyo jaceyl wadaag ahaayeen oo galmo la wadaageysa aabahey.

“Magaceygu waa Peter,waxaan ahay 23 jir ,waxaan anigu jeclaa gabar 18 jir ah ,waxaan jeceylka wadnay mudo labo sano ah ilaa hada, waxaa ay aheyd mid ad ii daryeesha iina jecel.

“Waxa ay ii sheegtay iney tahay bikro, waxaan ku heshiinay inaan galmada bilaawno guurka kadib.

“Waxaan diirada saareynay kaliya waxbarashadeena, gurigeena ayey imaan jirtay waqti kasta waxaana wada jooga guriga aniga ,aabahey iyo labo gabadhood oo ila dhalatay.

“Horanti asbuucan aniga iyo walaashey ayaa aadnay safar yar,markii aan kusoo laabtay guriga waxaan arkay gabadhi aan jeclaa oo aabahey sariir la jiifta oo galmo la wadaageysa.

“Waxaa ay aheyd arin laga cabsado iyo qaracan.

“Maalin kasta aabahey waa iga ceyrin jiray guriga laakiin shakigaas ma qabin , waxaan la yaabay markii la iga ceyriyo guriga waa isoo wici jirtay si ay ii weydiiso meesha aan joogo laakiin iima imaan jiray,dabcan hada ayaan ogaaday iney guruiga aadi jirtay markii la isoo ceyriyo,

“Hada ma aqaano waxa aan sameeyo, aabahey kadib gabadhaan inaan ka tago jaceylkeeda iyo inaan xiriirkeeda sii wado.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment