Waa Gabar Fanaanad ah Oo Muuqaal rag yeelatay -Daawo

Bulsha:- Hees cusub OO ay fanaanadan soo saartay ayaa waxa ay dadka uga yabsatay markii ay weji Rageed la soo baxday qaabkii jirkeedana isbadalay.







Gabadhan Fanaananada ah ayaa waxaa aad looga jecelyahay goobaha ay Soomaalida xafladaha ku qabtaan waxaana heesaheeda noqdeen kuwa ku wanagsan qoob ka ciyaarka.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment